26th April 2024  admin  Category :

Daawo Kulanka labada Imaaradood ee Saldanada Warsangeli iyo Khaliijka. Dhowr boqol oo sano ayaa xariirkani soo jiray,  hase ahaatee kulan kan la mid ah kama dhicin  labada Imaaradood  intii Saldanada warsangeli ay Somaliweyn la midoowday 1960.

Dhinaca Midigta waa Saldanada Warsangeli Suldaan Siciid iyo Sheekh Khaalid. Dhinac Bidix waa Wafdiga Imaaraadka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*