25th October 2024  admin  Category :

Madaxda  Soomaaliyeed marka ay qoraalada soo dhigayaan  Face book  yeey ugu talo galeen inay akhristaan ” Ciidanka Booliiska  Soomaaliya waxa loo aqoonsaday inuu Africa ugu fiican yahay . Africana inaga qura baa ka joognay shirkaas’ . Saraakiisha Farmaajo waxay Laatiin America u tageen waa in qoraalada noocan oo kale ah ay Face book u soo dhigaan si ay helaan Like, Farmaajona lagu amaano

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*