28th March 2024  admin  Category :

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam oo soo dhawayn u sameeyay wafdi ka socday dalka imaaraatka.

Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan ayaa  Qada Sharaf ugu Sameyey Qasriga uu ka Degan Yahay Magalo Madaxda labaad ee Gobolka Sanaag ee Badhan, Wafti Baladhan oo ka socaday Mid ka midda Hay’adaha Deeq Bixiyaasha Ee Dowladda Imaaradka Carabta oo mashariic horimarineed ka fulisa goboladda Sanaag , Haylaan iyo Bari waftigaas oo uu hogaaminayo Shiikh Khalid oo manta ka soo Degay garoonka Diyaradaha ee Magaladda Badhan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*