29th November 2024 admin Category :
TV-yadii madaxa bananaa ee reer Sool ayaa lagu xanibay Sidee Mudaharaadkii Laascanood u soo gudbisaan
Maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM, ayaa maanta shaaca ka qaaday in labada magaalo ee Hargeysa iyo Burco ay ka mamnuuceen inay howl garaan TVyada degaanada Dhulbahante kuwaa oo baahiyay mudaharaado ka dhacay laascaanood
https://youtu.be/MG-jjNPdAU8