Daawo Gabdha Soomaaliyeed Oo Darbiyada magaalada Jakarta ee xarunta Indonisia Seexda,
Waxay ka carareen dhibta, dagaalada iyo qaraxyada faraha badan ee Soomaaliya ka jira, hadda waa qaxooti ay saboolnimo soo wajahday, gaajo iyo hoy la’aan ayeey ku joogaan Jakarta