26th April 2024  admin  Category :

Hooyo Maraykan ah ayaa lagu soo eedeeyey inay Cunug ay dhashay ay  kaga kicisay hurdaddii qoriga stun gun ee Koronta dhulka ku dhigaysa ay ka baxdo si uu u aado kaniisadda.
Sharron Dobbins, oo afartan jir ah, ayaa lagu haystaa in wiilkeeda oo 17 jir ah ay u isticmashay qorigan isaga oo jooga gurigooda oo ku yaal Phoenix, Arizona.
Islaanta wiilka dhashay oo lagu soo eedeeyey child abuse ayaa ku doodaysa inay qoriga cabaysatay oo qura , laakiinse ayna u isticmaalin inay wiilka ugu kiciso Kaniisadda
Booliiska ayaa sheegay in labo nabar oo bararsan ay kaga yaaliin lugta wiilka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*