23rd October 2024  admin  Category :

Inta  Muqdisho ay  tahay Caasimad Soomaaliyeed, oo ay ku dhuumaalaysanayaan  Qaswadayaal aan Qaranimo doonayn, waa adag tahay in la helo Qaran Soomaaliyeed. Lix bilood waa in Caasimadda Muqdisho laga raraa oo lagu  tijaabiyaa magaalo kale ee Soomaaliyeed. Mahad Salaad iyo Fiqi, dhaqanka ay maanta ku dhaqmayaan mid ka duwan ayeey la iman lahaayeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*