26th November 2024 admin Category :
Daawo Xildhibaankan faraqa u dhaxeeya maalintii ay ka hadlaysay Berbera, Waqooyi galbeed iyo Maanta oo ay ka hadlayso Buulu Xaawo ee gobolka Gedo. Xildhibaankan ayaa ka mid ah Xildhibaanadii Jawaari iyo Jaamac Maxamed Qaalib ku dhaceen magaca ” Waqooyiga Soomaaliya”. Xildhibaankii Aqalka sare ee gobolka Sanaag, isaga hadyad waxa loo siiyey Xaaska Xildhibaan Dalxa.
https://youtu.be/pDOxSB1Iby8