22nd November 2024 admin Category :
Taajiriintii ka taajiray fawdada iyo biliqada Soomaaliya oo diiday inay Canshuur bixiyaan
Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin iyo in wixii hada ka dambeeya la xirayo Ganacsiga Suuqa madow ee ugu weyn Caalamka ee Bakaaraha, kaddib markii ay Dawladdi Canshuur waydiisay
Kulamo u dhaxeeyay Dhiig miiratada Muqdisho ee ka taajiray bililiqadii 1991 iyo Ra’iisul Wasaaraha oo uu wehliyay Wasiirkiisa Maaliyadda ayaa ku dhamaaday is faham waay, kaddib markii madaxda Suuqa Bakaaraha ku adkaysteen inaanay canshiir bixinayn