Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th April 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan shacabka gobolka Sanaag iyo qaraabaddii ay ka geeriyootay Dhakhtaraddii Cisbitaalka Badhan Allah ha u naxariistee Drs Nadiira Cabdullaahi Adam Guray , Oo ahayd dhakhtaradii logu jeclaa dhanka Midwifery, qaliinka iyo …

26th April 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka weyn ee magaada Garowe …

26th April 2024  admin  

Waa kuma Siyaasigan Oromada ah ee la dilay, meydkiisana la helay Sarkaalka siyaasadda u qaabilsan jabhadda Oromada ee OLF, Bete Urgessa ayey wararku sheegayaan in la dilay, ka dibna meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla deegaanka Meki. Saaxib ninkaas …

26th April 2024  admin  

Markab ay saarnaayeen muhaajiriin u dhalatay dalka Ethiopia ayaa ku degey Isniintii xeebaha dalka Djibouti, waxaana halkaas ku dhintay ugu yaraan 38 qof, sida ay baahisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca socdaalka ee loo soo gaabiyo IOM. Hay’adda IOM …