25th October 2024  admin  Category :

Qaadashada shilinka Soomaaliga ayaa dib ugga billaawday magaalada Baladweeyne. Hadaba, maamulka Baladweeyne ayaa sheegay ineeysan qaadan doonin shillin Soomaaliga ogga yimaada dhinaca Puntland, balse ay qaadanayaan tan Koonfurta Soomaaliya oo kalliya. Lacagtii shillin Soomaaliga ayaa iska dhamaatay markii dawladda burburtay kadib, waxaana soo baxay dad iyagu soo daabacda lacagaha taas oo jahwareer ku abuurtay meelo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*