6th October 2024  admin  Category :

Soomaalida inteeda kalle dhamaantood waxa ay doonayaan dawladnimo, barwaaqo iyo ineey la mid noqdaan bulshooyinka ku nool adduunka, laakiin waxa aan fakirkaas ah in dawladnimo la hello oo dadka ay nastaan diidan beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed, waxaana beeshaas ka soo jeeda shaqsiyaadkan aad hoos ka daawan doontaan muuqaaladooda, qaar waxeey ku hanjabayaan ineey kursiga Farmaajo ay qori kagga tuurayaan, meesha qaarna ay marti ku sheegeen. Waxaana ognahay in beeshan ay ahaayeen kuwii hoggaaminayey jabhadii USCda, xittaa beesha Abgaal oo waagii dalka uu nabada ahaa wannaagooda dartiis loogu bixiyey “Darisnimmo Abgaal baa leh” ayeey yiraahdeen waxaas iska dhaafa ee dariskiina laaya oo ka qixiya magaalada. Beeshan iyada ah waxaa ka nassan weeyday magaalada Gaalkacyo. Haddii maalin kasta lala heshiiyo ama la is dhaarsado waa kuwo ballantii aan fullineen oo dagaal ka ridaya magaalada.

Hadaba, shacabka Soomaaliyeed dhamaan waxeey diyaar u yihiin ineey nabadgelyo iyo dawladnimo ay hellaan aan ka aheen reerkaas aan soo xusnay. Su’aasha meesha taagan waxeey tahay, reerkaan dhibka dalka ay ka wadaan maka deeynayaan, mise dadka ayaa iska qabanaya?

https://youtu.be/U698Z81kwEw

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*