18th October 2024  admin  Category :

Gabadh yar oo shan jir ah oo ka soo jeeda dalka Masar ayaa Aabaheed dil nafta uga qaaday, ka dib markii ay ka shaqayn wayday casharkii Dugsiga xanaanada caruurta ( nursery homework) oo ay dhigan jirtay laga soo siiyey
Saldhiga Booliiska Giza, ee koonfurta Cairo , ayaa fariin ka helay Cisbitaalka Boulaq Ad Dakrour oo ay ku war gelinayaan in Cisbitaalka la keenay gabadh yar oo meel walba nabaro ku leh.
Markii baaritaan laga sameeyey dhaawaceeda, waxa la ogaaday in Aabihii gabadha dhalay uu  la dhacay Tuubo caag ah sababtoo ah casharkii dugsiga laga soo siiyey oo ay  ka shaqayn wayday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*