23rd December 2024 admin Category :
Nin Ogaadeen ah oo aan lacag kaga qaadan lahayn Itoobiya, ayaa dawladda federaalku naga kaxaysatay
Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Taar-dhuleed, oo Weriyayaasha la hadlay wuxuu sheegay in Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka ay sameeyeen fal xadgudub ku ah jiritaanka Galmudug.
Wuxuu ku eedeeyay inay si lama filaan ah Xabsiga Galkacayo ugal baxeen Cabdikariim Qalbi-dhagax oo ka tirsanaa ONLF, kadibna ay u qaadeen Muqdisho.