7th September 2024  admin  Category :

Xildhibaanada iyo wasiirda  ka soo jeeda Gobolka Sanaag ee u shaqeeya maamulka SNM, inta  ka horays doorashada Beelaha Isaaq  waxay u soo daawasho tagaan mashaariicda mamulka  Puntland ay  ka wadaan  degaanada Maakhir amalaga hirgeliyey .  Laakiinse marka la soo gaaro doorashooyinka beelaha Isaaq iyaga oo bariiskooda bislaysanaya ayee waxay  soo fuulaan Tiknikada SNM. Isaaqna Waa intii uu doonayey.

Sawirka kore waa xildhibaan Bulqaas oo la socday dhiig yacabkii Muusi Biixi ee dhowaan yimid  degmada Hadaaftimo. Muuqaalka hoose waa Bulqaas oo booqanaya jidka Ceel dahir ilaa Ceerigaabo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*