8th February 2025  admin  Category :

Mohamed M. Haji Ali ( SIDDIIQ oo $ 70, 000 ugu deeqay jidka Barakaysan

Gudiga Mashruuca Wadada Ceeldahir-Ceerigaabo, ayaa Maanta ka Gudoomay Lacag dhan 70, 000, kun oo Dollar( Mohamed M. Haji Ali ( SIDDIIQ )

Gudigu Waa uu uga mahadceliyey Muxsin ka Deeqda uu ugu talagalay Dhammaystirka Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo ..Bundada Laasdero .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*