16th November 2025  admin  Category :

7000 00 qof ayaa ka barakacay magaalada Dhahar

Dagaalkii dhowaan ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Hayland, ee ay sabab u ahayd maleshiyaad aydawladda federaalku ay ka qoray degaanadaas oo ka dhego adaygay markii lagula taliyey inay magaalada dhexdeeda saldhigyo ka samaystaay., ayaa waxay halkaas kula dagaalameen ciidanka Puntland

In ka badan todoba kun oo ruux ayaa ku barakacay dagaalkii todobaadkii hore ku dhexmaray Ciimada Puntland & kuwa taabacsan dhaqdhaqaaqa-siyaasadeed ee Maakhir.

Saameyn bin’adannimo, caafimaad, abaar iyo dadka barakacay ee doonaya in ay laabtaan oo u baahan taageero ayaa ka taagan Gobolka Haylaan, sida ay sheegtey Hey’adda maxalliga ah ee ADEC.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*