28th March 2024  admin  Category :

Ninkii Habar Gidir ee Galmudug madaxweyne ka noqdaaba waa Adeerkay

Madaxweyne Kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, oo horay madaxweyne ku xigeen  u ahaa madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Guuleed oo dhowaan xilka iska casilay, ayaa isaga oo raali ah madaxweyne kale oo ayna doorasho wada gelin diyaar u sii ahaa inuu madaxweyne ku xigeen u noqdo.

Maxaa diiday in isaga uu tartamao madaxweynaha Galmuduh isaga oo dega inta uu sugayey shan nin oo ka soo wada jeeda Beesha  Habar gidir kii guulaysta inuu madaxweyne uu u noqon s

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*