16th July 2026  admin  Category :

Madasha Samatabixinta ee Muqdisho ayaa cambaareeyey Aqoonsiga Somaliland ee ay kaheshay ISR|L, waxayna sheegeen in loo baahan yahay in dawladda Soomaaliya qaado talaabooyin deg deg ah.

Madasha ayaa sheegtay in khatar amni darro ka dhalanayso talaabada Aqoonsiga Somaliland.

Screenshot

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*