
26th February 2025 admin Category :
Allah ha u naxariisto Muxiyadiin Kaalmooy.
Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un. Waxa maanta geeriyooday Allah ha u naxariistee Muxiyadiin Kaalmooy
Allah ha u naxariistee Muxiyadiin Kaalmooy wuxuu ka mid ahaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Qoraaladooda u so diri jiray ALLSANAAG