28th May 2022  admin  Category :

Guud ahaan beesha Warsangeli oo oo dal iyo dibadba ka hor yimid Shirka Xaaraanta ah ee Jabuuti uga Socda SNM iyo Farmaajo

Aqoonyahanka iyo Waxgaradka magaaladda Hadaaftimo iyo degmada Dhahar ee gobolada Sanaag iyo Puntland, ayaa kasoo horjeestay Shirka Jabuuti, waxayna sheegeen in Sanaag ay metesho Puntland shirkaasi hadii aan doorkeeda lasiin Puntlandna aysan shirka qeyb ka aheyn. iyagoo baaq u diray dowladda Jabuuti 

1 thought on “

  1. abdullahi

    Salaam: farmaajo waa isaga raaligalinaye beesha waqooyiga direed soo ma ay fiicaan lahayd in uu raali galin ka bixiyo xasuuqi ka dhacay Muduga, dadki Kismaayo degena oo dhulkoodi iyo beerahoodi beeshisu ay dhacdey xilligi dowladdi kacanka iyo Nugaal oo sarakiishi besha Isaaq iyo ciidanki adeer ay xasuuqa baan oo isugu jiray dil xasuuq, kufsi barakac iyo magalooyin dhulka la dhigay. taasna waxaa ka marqaati ka ah mantay Degmada afbarwwaqo oo la oranjiray afgumasoor oo dadkii degena inta laga barakiciyey dadkale ay manta degen yihiin.
    Salaam

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*