28th March 2024  admin  Category :

Wasiir Maareeye oo raadinaya Gabdho Qaab Television  leh

Aduunku waxa uu la daala dhacayaa sidii loo heli lahaa Daawada coronavirus ama Covid19, halka ay Farmaajo iyo Wasiir Maareeye ay raadinayaan Gabdho Qaab Television ? leh , Gabdhaha Qaabka Televisionka leh Soomaalidu ma taqaan intooda badan sida ay u eg yihiin Gabdhaha Wasiir Maareeye raadinayo

No photo description available.

One thought on “Gabdho Qaab Telafishan leh

  1. Ibrahim

    SubxaanAllah waa dhaqan gaalo waxaa la rabaa gabdho qaaqaawan habeenkiina villa wardhiigley lagula tunto. War kuwaani waa dayuusiin ee dalka halaga qabto waxay wadaan fasaad faasiq xun oo ubadka somaliyeed waxay rabaan inay bedelaan dhaqankeena iyo diinta wanaagsan.

    Reply

Leave a Reply to Ibrahim Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*