
21st March 2023 admin Category :
Doorashada lagu dooranayo xubnaha baarlamaanka cusub ee Puntland uga mid noqonaya federaalka ayaa waxaa hareeyey musuqmaasuq sababay in odayaashii, musharixiintii, iyo guddigii khillaafaadka la dhageeysan waayo; doorashada ayaa waxaa maamulanaya shaqsiyaad darro gaar ah wata, waxaana raali ugga ah in bulshada Puntland la dhageeysan waayo madaxda Puntland oo uu ugu horeeyo madaxweeynaha.
Allsanaag.com