26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo wafdi oo uu hogaaminayey oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Jermarka ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*