18th April 2024  admin  Category :

Maxay ka yiraahdeen Siyaasiyiinta Puntland Shirka Wada-tashiya oo uu shalay iclaamiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Jibriil, oo laga soo doorto Degmada Buraan ee gobolka Sanaag qoraalkan ayuu soo qoray

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore, oo laga soo doorto degmada Badhan ee gobolka Sanaag qoraalkan ayuu soo dhigay

“Mudane Madaxweyne Garabkaaga ayaanu nahay waanuna ku taageersanay Maanta yoo yootan ma jiro midbaynu nahay “

Siyaasiga Cabdi Faarax Siciid Juxaa , oo horay u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa isaguna qoraalkan soo qoray

One thought on “Shirka Wada tashiga

  1. MAHAMED MAHAMED

    xildhiban cabdiraxman cali jibril iyo xildhiban cabdiraxman dhoore , deg deg ayaa ka muuqda taageeradooda ,puntland gudeheeda ayaa u baahan wada tashi ( yaale puntland, dheef iyo dhibaato ma loo siman yahay , sharciga puntland uu qabtaa , hagbada jeegaanta qarsoon ee aan weli laga hadal iyo shanta qof ee la doorto ee madaxda puntland ee jeegaanta qarsooni qaybsat golaha dowladana ku tarsatay iyo halka kursi ee sanad walba ay gacanta u taagaan , markay doonaana xooga ku qabsada xarunta baarlamaanka arintaa u baahan in laga hadlo oo puntland ka tashato ee ma aha Dani oo awoodi waayey inuuu hogaamiyo puntland ,puntland oo muddo sanad ah ku saaqiday ka muuqashada siyaasada somaliya sanadkii u dambeeyey . beeshii caalamka ee loo ordi jirey oo albaabada loo xiray. iyo arimo badan oo kale ayaa ku kali kaliftey inuu Dani isgu yeero dadka reer puntland ——– bal ka fiirsada taageeradiina degdega ee aad Deni iyo guruubkiisa soo hungoobey aad u muujinaysaan U sheega marka hore puntland gudaheeda ayaa u baahan in laga hadlo .

    Reply

Leave a Reply to MAHAMED MAHAMED Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*