26th July 2024  admin  Category :

Buurta Quruxda badan ee Calmadow waxa ka hooseeya Khooriga Laasqoray

Image may contain: people standing, sky, outdoor and nature
Image may contain: cloud, sky and outdoor

One thought on “Khooriga Laasqoray

  1. Basha Farah

    Laasqoray waxa haya oo ay la haawaneysaa nabsigii ay gashay markii ay Dekedaha yaryar ugu mashquulsanayd ee sanadahii 96,97 iyo 98kii oo kibirkoodii iyo mana sheegashadoodii dadkii la degenaa iyo kuwii ka ganacsanayey u dul-qaadan waayeey oo ka qaxeen.Alla muxuu ogaa in 99kii dooniyi ku leexanweydo oo Boosaaso looga wareego,illaa maantana ay haawaneyso.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*