26th July 2024  admin  Category :

Jaamac Jibriil Jaamac ,oo ka mid ah golaha degaanka degmada Ceerigaabo ee maamulka SNM, kana soo jeeda maleeshiyaadka beesha Habar Yoonis ee Urur suge ee weerarka ku haya xoolo dhaqatada aan hubaysnayn oo ay ku doonayaan inay dhulkooda ka bililiqaystaan oo dahab ka gurtaan iyo Cabdulqaadir Jaamac Xaamud oo ka soo jeeda beesha Nuux Cumar ee Warsangeli oo uga badan Beesha Urursuge degmada Ceerigaabo, hase ahaatee aan Xildhiban kun lahayn golaha degaanka Ceerigaabo ayaa labaduba waxay doonayaan in dagaalka ay ka qayb qaataan waxa ay ugu yeereen ciidanka Qaranka, kaas oo dhamaantood ka soo jeedaan beesha Isaaq.

Waxaa kaloo nasiib xumo in Reer Maakhir ay maanta daawanayaan waxa ka socda degmada Ceerigaabo oo sidii beesha Gahayle ee Majeerteen ee degi jirtay Laasa Surad looga barkiciyey degaankoodii hadda la doonayo in beelo Warsangeli ah laga baarakicyo Waqdariya iyo Galweyto. Jidkan Jiidali ayaa ku maqan, Laasa Surad baa ku maqan.

https://allsanaag.com/bililiqada-gobolka-sanaag/

Duli Labawejiilaha..dabar iyo lugooyiyo..dusha midabka nooga eg..

Degaanka beesha Gahayle oo Dahab laga helay

https://allsanaag.com/bililiqada-gobolka-sanaag/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*