18th April 2024  admin  Category :

Axmed Madoobe ”Wax dhaqaala kamaan helin DFS labadii sano ee ugu dambeesay”

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa caddeeyey inaysan dawladda Federaalka wax dhaqaale ah siin maamulkiisa labadii sano ee u dambaysay wuxuuna yiri ”Wax dhaqaala kamaan helin DFS labadii sano ee udambeesay”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*