![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/04/caruuraa-624x351.jpg)
12th February 2025 admin Category :
Ninkii 281 Caruurt ah ka dhlay 42 xaas ayaa geeriyooday
Francisco Tchikuteny , oo ka soo jeeday dalka Angola, laguna naanaysi jiray Big Dad , ayaa geeriyooday, waxaana xabaashiisii waxa ka soo qayb galay 156 qof uu dhalay oo hadda nool iyo 250 u yahay Awoowayaal