26th July 2024  admin  Category :

Afrika oo yeelatay Oday Dhaqameed ka soo jeeda Shiinaha

Amiirka saldanada Kano, ee dalka Nigeriya Amir Muhammadu Sanusi II ayaa ansixiyey in la caleemo saaro Shiinayska maalqabeenka ah , ee lagu magcaabo Mike Zhang ( chief ) inuu Oday dhaqameed ama Caaqil u noqdo Jaaliyadda Shiinayska ee maalinba maalinta ka danbaysa ku sii badanaya Waqooyiga Nigeriya.

Isimka cusub Mike Zhang, oo ganacsade ka ahaa Kano hadda ka dib waxa loogu yeedhi doonaa “Wakilin Yan China” ka dib markii Koofiyadda loogu xiray bishii April 25 Qasriga Amiirka Kano. after his turbaning on April 25 at the Emir’s palace in Kano.

https://youtu.be/_InjU2ERtCY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*