6th May 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee Qabriga Sheekh Sade Daarood ee ku yaal degaanada gobolka Sanaag ee laga difaacayo in maleeshiyaadka beelaha Isaaq ay waxyeelo u gaystaan dhulka Taariikhiga ah iyo Qabuuraha ku yaala , ayaa hadda Sheikh Ka Yimi degmada Cabuud Waaq Dhisme ka bilaabay Qabriga Sheikh Sade Darood Oo Ku Aasan Deegaanka Badhan.

Sheekha Awoowihiis ku aasan yahay degmada Badhan maanta ma sheeganayo Degmada Badhan. laakiinse Jabhad Isaaqa, Habar awal ee galbeed iyo Gabiileey ka yimid ayaa ku doodaya in dhulkan Ingiriis uu ka dhaxlay, dhowaana dad ku dilay, si uu argagax ugu rido bulshada halkaa ku nool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*