25 dal ee Caalamka ugu saboolsan, 21 dal waa Afrika halka afarta kale yihiin Afghanistan, Kiribati, Solomon Islands, iyo Haiti. Soomaaliya kama mid aha 25 dal ee caalamka ugu saboolsan . Laakiinse waxa ka mid kuwa ugu saboolsan caalamka dalalaka ciidamadooda u soo diray Soomaaliya oo u soo shaqo tegay