25th December 2024 admin Category :
Daawo hantidii Dadwaynaha sida lo boobayo iyo sida loo dulminayo Danyarti. R’aysalwasaaare Xasan Cali Kheyre waxaa laga sugayaa in uu Jawaab ka bixiyo Xubnaha ku jira Dowladiisa oo ka mid noqday Dadkii maanta lagu ogaaday Barnaamijka Baadi Goob in ay haystaan Dhul sharci daro ah oo si xoog ah looga qaaday dad masaakiin ah