29th March 2024  admin  Category :

Waxaa Guddiga Doorashad ee Puntland ay soo sarreen liiska musharxiinta ka qeeyb gelli doonta doorashada madaxweeyne iyo ku xiggeenka. Hadaba, Musharixiinta Puntland ee buuxiyey shuruudaha ayaa ah 21 u sharaxan madaxweeynaha iyo 11 u sharaxan madaxweeyne ku xiggeenka:

Xubnaha u sharaxan madaxweeynaha

Cabdiwelli Maxamed Cali Gaas

Aadan Maxamed Gaadaale

Maxamed Cismaan Cali-maad

Maxamed Ca/dullaahi Xuseen

Ca/qaadir Yaasiin Cabdulle (Qodax)

Khaliif Ciise Mudan

Cali Ciise Cabdi

Daahir Mire Jibriil

Ca/samad Maxamed Gallan

Maxamuud Cabdi Ahmed (Garilibaax)

Faarax Cali Shire

Siciid Cabdullaahi Deni

Maxamuud Khaliiif Jabiye

Bashiir Maxamed Xuseen

Cabdi Faarax Siciid (Juxa)

Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan)

Cali Xaaji Warsame

Maxamed Axmed (Shaale)

Siciid Maxamed Xirsi

Asad Cismaan Cabdullaahi

Cali Cabdi Awaare

Madaxweeyne Ku Xiggeeno:

Cabdullaahi Shiikh Maxamed

Maxamuud Ahmed Xasan (Dhagaweeyne)

Ca/kariin Maxamed Xasan

Ca/ Salaan Maxamuud (Salwe)

Ahmed Maxamed Saadiq (Eeenow)

Ahmed Cali Maxamed (Dhagacade)

Ca/raxmaan guulleed Cali

Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan)

Ahmed Cilmi Cismaan (Karaash)

Ca/xakiin Cabullaahi Camey

Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacade)

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*