![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/07/thumbnail_20180701_161731-624x832.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan Muuse ayaa si heer sare ah oo aan loo kala harin ay u soo dhoweeyeen bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada, gaar ahaan magaalada Toronto