16th April 2024  admin  Category :

Sarkaal u shaqeeya wasaaradda duulista hawada Soomaaliya oo magaciisa qariyey, ayaa sheegay in maanta 15 duulimaad ee  Diyaaradda  Qatar Airways ay isticmaaleen hawada Soomaaliya. Ka dib markii wadamada Khaliijku ay xiriirka u gooyeen dalka Qatar.

Sarkaalkani wuxuu sheegay inay horay hal ama labo ka mid ah duulimaadyada diyaaraddaha  Qatar air ways ay istcmaali jiree hawada Soomaaliya

http://www.post-gazette.com/powersource/latest-oil-and-gas/2017/06/05/The-Latest-Official-Qatar-flights-using-Somali-airspace/stories/201706050121

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*