26th July 2024  admin  Category :

Lacagta  Madaxweyne Gaas ugu deeqay Jidka Ceel daahir ma musuqmaasaq baa?

Mucaaradka tirada bada  ee ka soo hor jeeda balaarinta dekedda Boosaaso, ayaa isugu jira dhowr iyo tobon kooxood , oo koox walba ujeedo gaar ah leedahay.

Kooxahan in badan oo ka mid ah, marka aad waydiiso sababta ay ku diidan yihiin balaarinta dekeddka Boosaaso, waxay kuugu jawaabayaan in lacagtii dekedda la musuqmaasaqay oo lacag ka mid ah loogu deeqay jidka Ceel daahir iyo Ceerigaabo oo ay  Soomaliland haysto.

Hadaba Bulashada reer Maakhir waxay uga digaynaa in dadkan diidan horumarinta Puntland guud ahaan iyo iyo gobolka Sanaag ayna jaanta la qaadin oo ayna taageerin , oo waxay diidan yihiin inay  sugaan inta laka miirmayo.

Daawo Xildhibaanada ka soo jeeda Puntland oo mooshin ka keentay Balaarinta dekedda Boosaso iyadu ujeedadeedu waxay tahay. Sharci ahaan qofka sidan u hadlayaa ma meteli karaa bulshada reer Puntland iyo horumarjeeda,

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*