26th April 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee Maxamed Maxamud Xasan (Caaro Caaro), ayaa  ku geeriyooday dalka jarmalka.

Allah ha u naxariistee,  Caaro caaro ayaa ka mid ahaa Ingineeraddii ugu caansanaa  diyaaraddii Somali Airline.

Dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Toronto ee dalka  Canada waxay tacsi tiiraanyo leh  u dirayaan Qoyskii iyo qaraabaddii uu ka geeriyooday marxuumku, Isagana Allah waxay uga baryayaan denbi dhaaf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*