26th July 2024  admin  Category :

 

Ninaka maqaamka Muqdisho ka hadlaya, maaha Muduloodkii Muqdisho degi jiray ee waa Mooryaan dano gaar ah leh oo dawlad diid ah

“Waxaan booqday magaalada Madrid oo ah Caasimada Spain, waana Dowlad Goboleed la yiraahdo Madrid oo leh Madaxweyne iyo Gole Baarlamaan oo u gaar ah. Nidaam iyo Dowladnimo kaliya ayey ku imaan kartaa maqaamka Muqdisho oo fowdo iyo dadkii dumiyey Xamar oo carruurta Iskuulada u diiday si caadifad ah kuma keeni karaan nidaam oo Maamulka G/Benaadir, Baarlamaanka iyo Dowlada hay’adaheeda baa raadin kara xaqa shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan”ayuu yiri Eng. Yariisow.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*