26th April 2024  admin  Category :

Xildhibaan Canab Xasan Cilmi oo kamid ah Barlamanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dhibaaatada lagu hayo shacabka magaalada laascanod.
Waxay sheegtay in xildhibaanada Golaha shacabku ay qaraar ka keenayaan dhibaatada Maamulka Hargaysa ay ku hayaan dadka rayidka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*