24th March 2019  admin  Category :

Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda maamulka Puntland  ayaa soo gaadhey gobolka Sanaag.

Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa gaadhey gobolka Sanaag.

Slået op af Gobolka Sanaag i Onsdag den 13. marts 2019

One thought on “Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa gaadhey gobolka Sanaag.

  1. Asha

    ALA ILLAAHOW UMAADAN UNAXAARIISO, MAAMULKA PUNTLAND BAY KAGA DHEGTEY .WAAXA LA YIDHI,NIN AAN QUUS AQOONIN ISAAGA QUUS AH.BAL MAXAA IDIIN DIIDEY IN AAD IDINKU IS MAAMUSHAN OO ASKARTIINA HUBAYSAAN,OO KUWA MANDAQADA JOOGA EE DIYAARADAHA QAADKA AH SOO DEJIYA DADKII OO HARAAAD IYO GAAJO HAYSO ,WAA SIDUU SHEEGAY COL.CAARE E IN AAD LA XISAABTANTAN? MIDA KALE , MIYAAN MANDAQADA DHALINYARO KU NOOLAYIN? MIYAANAY U DAMQANAYIIN DADKOODA IYO DHULKAA ILLAAHAY KU BEERAY EE MASUULKA UGA DHIGAY?MAXAA DAREEMAYAASHI KA DILEY?WAA KUWII LAGA SUGAYEY IN AY CODKOODA MUUJIYAN OO LA XISAABTAMAN KUWA KU METELA MAAMULADA IYO KUWA INTA BADANI INDHALAAN UGA AMARQAATAN IYAGO AAD MOODID IN AY DEMBI GELAYAAN HADAY MAYA,MAYA SIDAASI KHALAD BAY ILA TAHAY YIDHAHDAN !!!!!!BAL WASIIRADAN SO SAFRAY WAXAY SOO KORDHIYAN HA LA ARKO.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*