26th April 2024  admin  Category :

Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland mudane C/laahi Maxamed Xasan ayaa booqasho iyo kormeer ku tegey Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca Puntland Badhan.

Wasiirka oo ka mid ahaa asaasayaashii jaamacadda ayaa kulamo la qaatay Maamulka jaamacadda isla markaana indha-indhayn ku sameeyey xafiisyada kala duwan iyo shaqada ka socota.

Wasiirka waxa booqashada ku weheliyey Guddoomiyaha gobolka Sanaag, duqa degmada, taliyaha booliska iyo guddoomiyaha waxbarshada degmada Badhan.

May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of one or more people and people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*