25th March 2019  admin  Category :

Waayo aragnimo  amniga ah ayuu leeyahay  , wuxuuna dhashay 1998

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, oo horay beeshiisa ugu magcabaay wasiirka wasaaradaha  maaliyadda, amniga, qorshaynta, shidaalka, Khayraadka badda  iyo arimaha Gudaha ayaa maanta isaga oo ka sheekeenaya taariikhdooda ayuu wasiir ku xigeenkiisa amniga wuxuu ka yiri sidan ” Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Wuxu Leeyahay Waayo Aragnimo ku filan Oo Amniga ku Saabsan 1998-dii Ayuuna Dhashay.

4 thoughts on “Wasiir ku xigeenka amniga Puntland

  1. Cagey

    1998kii ayuu dhashay waaya aragnimo oo dhinaca amniga ah ayuu leeyahay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Waa run dhabayacadu Waaya-aragnimada caloosha hooyadood ayay ugasoo baxaan

    Reply
  2. Hooy hooy

    CAGEY. KKKKKKK 1998 WUXUU AHAA SANAD WIXII DHASHAA AQLI SAAXIB U YIHIIN WAXAAN KU GARANAYAA ORGI AYAA IIGU DHASHAA MEEL CEERIGAABO U JIRTA 2KM RIYAHA IYO ARIGA KALEBA KA AQLI BADAN SABABTOO AH HABEENKK OO BADH TEGEY. 1AM AYAA MAQLI ISGOO KU QAYLINAYA. PL KU DHAYO

    Reply
  3. Hawlkama daale

    Waa run ….marhadu wiil maxamud saleeban ah…yahay
    Waa khabiir..
    Dhinicii loo eryoba waa khabiir….
    Mas,uuliyda waa qaadi karaa oo waa khabiir….
    Uurka hooyadiis ayuu kalaso baxay oo waa khabiir….
    Waa nin layaqaan oo wa lhabiir.

    Reply
  4. Shakaal fardood

    War waamaxay kan dugaaga ah ee maxamuud saleebaan lasoo ordaya waa garoo caqligiisaa laba jir ah war anigaa max.saleebaan ahoo faani mayo tolkay harti iyo majeerteenba meesha waa ku dulman yihiin horte eeg hareeraha ,yaa kuu cadaw ah garoowe intuu isaaq u jiro maaragtay waadiga qabyaaladeynaya harti iyo majeeteene war dib isu sax baan ku iri oo hadal rageed meesha la imow

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*