26th April 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah marabida u shaqo tagtay maamulka Hargeeysa ayaa loo soo dhiibay warqad ay ku qoran yihiin taariikh aan jirin iyo fakir ka soo maaxday beesha Isaaq.

Saleebaan oo ah shaqsi aan wax badan kalla oggeen ayaa beesha Isaaq waxeey u soo qoreen in beeshiisu ay deggan yihiin Qaw, Ceelaayo, Laasqoray iyo Burco taas oo ah mid lagu qoslo.

Saleebaan oo aqrinaya warqada loo soo qoray ayaa sheegay in beesha Warsngeli ay qeeyb ka ahaayeen dhisitaankii Soomaaliland taas oo ah been cad oo aan waxba ka jirin. Beesha Isaaq iyo Warsangeli heshiiskii ay wada galleen 1991dii waxa uu ahaa sidii nabad ay ugu wada noolaan lahaayeen deegaanadaas maadaama dagaalo badan ay ka dhaceen deegaanadaas taas oo ay ku naf waayeen dad badan.

Saleebaan wuxuu aaminsanyahay in maamulka Hargeeysa uu yahay dal la mid ah Faransiiska iyo Maleeyshiya. Hadaba, Soomaalilanta uu Saleebaan aaminsanyahay xagee laga aqoonsanyahay?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*