26th April 2024  admin  Category :

Allsanaag ayaa ogaatay in loo dan lahaa oo qura  Beelaha Dubeys iyo Dishiishe Amarkii  dhowaan Lagu Soo Rogay Dadka Booqanaya Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

Wareegto ka soo baxday dowaan  Madaxtooyadda maamulka Puntland ayaa waxaa lagu joojiyay in ilaa iyo amar dambe  wax dadka aysan soo booqan karin Xafiiska Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Hadaba yaa loo dan lahaa mar Haddii Odayaashii  Cumar Maxamuud, Ciise Maxamuud iyo Cismaan Maxamuud mid labo wasiir heleen, oo ay Sasdbursigaa ku faraxsan yihiin . Cali saleebaana helay wasiirka amniga, Siwaaqroona Wasaaradda Khayraadka badda, Beesha Biciidyana wasaaradda Qorsaynta. Sida wasiirada loo magcaabay beesha Majeerteen ma jirto sabab albaabka looga xirtay

Wareegtadan ka soo baxday xasiiska madaxtooyada Puntland, ayaa waxa loo soo saaray  oo qura in laga hor tago aqoonyahano iyo Odayaal ka soo jeeday Beelaha Dishiishe iyo Dubeys oo xan ku maqlay in mar kale loo magcaabi doono  Dekedaha iyo Xoolaha.  inay la kulmaan madaxweyne Deni oo ka codsadaan in Dekedaha iyo Xoolaha oo loo magcaabaa  waa Ilaahaanee  bal markan naa bedel.

Intii Odayaasii beelaha Dishiishe iyo Dubeys uu qancin lahaa madaxweyne Deni , una sheegi lahaa waxa ku kalifay inuu u magcaabo xanaanada Xoolaha  iyo Dekedaha ayuu wareegto uu madaxtoouada kaga mamnuucayo soo saaray.

Ugu danbayntii wasaaradaha Dekedda Boosaaso iyo Xooluhu, haddi ay ahaan lahaayeen wasaarado shaqaynaya Dishiishe iyo Dubeys ku dhowaad labaatan sano ma hayeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*