26th April 2024  admin  Category :

Soomaalidu ma wada aha Siyaasi lacag doon ah iyo Ganacsade Danyarta dhiigooda Jaqaya

Cabdul qaadir Abiikar Xuseen, Waa Macalin Jaamacadeed ee ka dhiga kuliyadda Culuumta Dhulka ( GEOLOGY) Jamacadda Almaas ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Macalin Cabdulqadir sida uu ku soo qoray Face Book, wuxuu dhowaan tegay Buuraha Barakaysan ee Calmadow, Sanaag ee Puntland, si uu ardada u macalinka u yahay ugu diyaariyo inay safarro cilmiyeed iyo wax-barasho ku tagaan Buuraha Calmadow.

Waa arin aad loogu farxo, in Macalinku diyaarinayo ardaddii uga faaiidayn lahayD umadda Soomaaliyeed kheyraadka Dhulka Soomaaliya ku jira, iyaga oo dalkooda jooga oo wax ku bartay.

Bulshada reer Sanaag waxaan ugu baaqaynaa in gacmo furan lagu soo dhoweeyo Soomaalida jecel midnimada iyo horymarka dalkeena

Sawiradan waxa qaaday Macalinka, Dhagxaanta waxa laga qaaday Durduri, Sanaag

Image may contain: plant, tree, mountain, sky, outdoor and nature
Image may contain: tree, mountain, sky, plant, outdoor and nature
Image may contain: plant, sky, tree, outdoor and nature
Image may contain: one or more people, mountain, plant, tree, sky, outdoor and nature
Image may contain: one or more people, plant, tree, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*