26th July 2024  admin  Category :

Jidka Boosaaso iyo Laag oo la dayactiray

Guddiga waddada Ceel-daahir-Ceerigaabo ayaa soo gaba-gabayey waddo carro tuur ah oo isku xiraysa deegaanka LAAG iyo magalada Boosaaso, maadaama roobabkii dhowaan da’ay ay jidka laamiga ah la waxyeelayeen halka laga samayey waddada carro tuurka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*