26th April 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa caawa magaalada Hargaysa ku geeriyooday Xaaji Ducaali Xaaji Cilmi

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Xaaji DucaaleXaaji Cilmi , oo ka mid ahaa Odayaasha Gobolka Sanaag.

Marxuum  Xaaji DucaaleXaaji Cilmi   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allah ha u naxaariistee Xaaji Ducaale waxa sawirka kula sawiran xaaskiisii Xaawo Xirsi Cabdi oo ay is qabeen lixdan sano

One thought on “TACSI: XAAJI DUCAALE XAAJI CILMI

  1. Ahmed Saeed

    Ilaahay haw naxariisto Marxuumka! Wuxu ahaa Wadani dhab ah oo danta Soomaliyeed, ha ahaato wadanka gudahiisa ama qurbaha eh, ka shaqayn jiray; asagoo wax abaal ka sugayn.

    Waxan ugu ducaynaya in ilaahay (saw) janatal farduusa ugu abaal gudo. Aamiin!

    Reply

Leave a Reply to Ahmed Saeed Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*