7th May 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo, arinta qura uu runta ka sheegay waa inaanu aminsanayn 4.5.

Bishii tobnaad, 18keedii 2010, madaxweyne Farmaajo oo markaa ahaa Raisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inaanu aaminsanayn 4.5ka ay beelaha Soomaaliyeed wax ku qaybsadaan.

Maanta uu madaxweyne Farmaajo Soomaaliya uu ka yahay madaxweyne , yahayna ninka ugu sareeya beesha Daarood marka ay timaado wax wada qaybsiga ku salaysan 4.5 eeay beelaha Soomaaliyeed waxku qaybsadaan, ayuu fuliyey balantiisii ahayd inaanu aaminsanayn 4.5.

Tusaale hadaan u soo qaadano sida beesha Daarood xilalka dawladda u qaybsadaan. Beesha Warsangeli kuma laha dawladda Federaalka Agaasime, Safiir iyo Taliye, halka madaxweyne Farmaajo oo aan aminsanayn 4.5 inta uu xilka hayo uu u magcaabay beshiisa xilalkan sadexdii biloodee ugu danbaysay

1- Cabdulahi Faarax Taano, Safiirka Somalia u Fadhiya Dalka Qatar Mareexan reer Diini  

2- karar Dhoomey, Agasimaha Wasarada Batroolka & Macdanta Mareexan reer Diini  

3- Cabdirisaaq Caato, Agasimaha Villa Somalia Mareexan Reer Diini  

4- Xuseen Cabdi Aadan, Gudoomiye ku xigeenka 1 kowaad ee Doorashada Qaranka Mareexan Reer Diini  

5- Ahmed Daahir Mohamed, Safiir ku xigeenka Dalka Imaradka ahna Qunsulka guud ahna hadda muddo ku dhaw labo Sano Mareexan Reer Diini  

6- Cabdi Sataar Mohamed Geelle, isku xirka Mamul Goboledyada & Xafiiska Madaxweynaha Mareexan Reer Diini  

7- Balaal Mohamed Cismaan, Madaxa Xafiiska Madaxweynaha ahna la Taliyaha Arimaha Dibada Ahna Xog haya gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo Mareexan Reer Diini  

8- Cali Mire Ducaale, Taliyaha NISA ee Jubbaland  

9- Aadan Dhafoorey, Taliyaha Ciidamada Gobolka Gado Mareexan Reer Diini  

10- General Cabdulahi, Sanka Taliyaha Ciidama Gobolka Gado Mareexan Reer Diini  

11- Zakariye ismaaciil Xersi, Agaasimaha guud ee Hay ada NISA MAREEXAN REEE DIINI  

12- Cabdulahi Aadan kulane, Taliyaha Hool galinta Ciidama Nisa Mareexan Reer Diini  

13- Farxaan Gurxan, Xughaya Kowaad ee Safarada Somalia ee ku leedahy Dalka KOWEAT Mareexan Reer Diini  

14- Ahmed Caafi, la taliyaha Madaxweynaha Dhanka Mamulka Galmudug Mareexan reer Diini  

15- Ahmed Abdiraxmaan, Safiirka Somalia u fadhiyo Dalka Zambia Mareexan reer Diini  

16- Abdi Nuur Gaas, Agasimaha Hormarinta Bank of Somalia Mareexan Reer Diini  

17-Abdi wali Shiikh juqraafi, AGaasime ku xigeenka Hay ada Socdaalka & Jinsiyada Somalia Mareexan Reer Diini  

18- Ali Seerar Jareere, Agasimaha Arimaha Ababulka & Xariirka Xafiiska Madaxweynaha Mareexaan Reer Diini  

19- Saacid XaAji, la taliyaha Dhanka dhaqalaha Madaxweyne Farmaajo Qabiilkisu waa Mareexan Reer Diini  

20- Abdi Caana Nuur, Taliye ku xigeenka Airportka Moqdisho Mareexaan Reer Diini  

22- Ahmed Ugaas, la taliyaha Arimaha Bulshada Xafiiska Madaxweynaha Mareexaan Reer Diini 

https://web.archive.org/web/20101208073954/https://allsanaag.com/Details.asp?id=6726

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*