27th April 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa caawa dalka Maraykanka ku geeriyooday Yusuf Osman Warsame ( Bardacad )

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, ,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Yusuf Osman Warsame ( Bardacad ), oo ka mid ahaa halgamayaashii Xornimadda Umadda Soomaaliyeed

Bardacad, Allah u naxariistee wuxuu ahaa siyaasiga uGu miisaanka culus manta umadda Soomaaliyeed , waxay saaxiib ahaayeen oo soo wada shaqeeyeen Lixdameeyaddii Siyaasiga kale ee Miisaanka culus Xaaji Ducaali Xaaji Cilmi

Marxuum  Yusuf Osman Warsame ( Bardacad )   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*